Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Hoos udhaca dhaqaale Ee Somaliland oo saameeyay Mushahaarkii Wasiirada
    Somalia

    Hoos udhaca dhaqaale Ee Somaliland oo saameeyay Mushahaarkii Wasiirada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 10, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hoos udhaca dhaqaale ee soo wajahay Maamulka Muuse Biixi,waxuu sababay in la bixin waayo Mushahaarkii Wasiirada oo loo wareejiyo dagaalka LC.

    Sidoo kale Muuse,waxuu amray in Mushahaarka Xildhibaanada la jaro,waase laga diiday.

    Waxuu uyeeray Ganacsatada oo ku amray in ay keenaan dhaqaale dagaalka lagu sii wado,gaar ahaan Mulkiilaha Dahabshiil,ayuu ka dalbaday in uu bixiyo 2-Milyan oo dolar,waase ku Gacansayray,sida xoguhu sheegayaan.

    Dagaalka LC maalinkii,waxaa ku baxa 300-kun oo dolar,isla markaana Askarigii ku dhinta dagaalka,waxaa Qoyskiisa la siiyaa 2000-kun dolar,sida la xaqiijiyay.

    Waxaa la yaab leh in Shirkii Wasiirada ee Maanta aan xataa fariinta caadiga ah ee ogaysiinta aan loo dirin Ina Cali Koore,taasoo muujinaysa heerkulka Qabyaaladu in uu saameeyay jilidii Dowlad Somaliland la yiraahdo.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.