Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Abiy oo isu diyaarinaya in uu noqdo Meles-kii Labaad Ee Itoobiya.
    Somalia

    Abiy oo isu diyaarinaya in uu noqdo Meles-kii Labaad Ee Itoobiya.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 10, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Abiy,wuxuu isu diyaarinayaa in uu noqdo Meles-kii Labaad ee Itoobiya.

    Waxaa khatar ku ahaa Tigreega,iyagiina waa iska xaliyay oo waxbay kala goosteen.

    Haatan,waxuu dhisayaa Itoobiya umuuqata Fadaraal iyo Dimuqraadi hadana Awoodu urursan tahay oo hal meel laga hago.

    Kala darista Ciidamada Deegaamada waa fursadiisa uu ku hanan karo awooda si buuxda.

    Ciidamada Milleteriga,ayuu dib uhabayn weyn kuwadaa oo uu rabaa markale in uu istaajiyo ayna la wareegaan amniga guud.

    Deegaamada,ayaa lagu soo koobayaa Booliska caadiga ah in ay ka hawlgalaan.

    Sida la saadaalinayo wax weyn kama hor imaan doonaan hanka Abiy gudo iyo dibad.

    Amxaarada kacdoonkooda,waxaa lagu tilmaamayaa mid aan sii socon doonin,Abiy ku filan yahay xakamayntiisa.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.