Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Maraykanku oo wacad ku maray in uu difaacayo Taiwan
    Somalia

    Video:-Maraykanku oo wacad ku maray in uu difaacayo Taiwan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 10, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maraykanku waa difaacayaa Taiwan,waana ka awood badan yahay Shiinaha.

    Ciidamada Badda ee caalamka ugu balaaran,waxaa leh Shiinaha,sidaas oo ay tahay,waxaa ka awood badan kuwa dul fadhiya ee Maraykanka.

    11-Markab oo kuwa dagaalka ah oo xanbaara Diyaaradaha kuna gaashaaman Niyukleer,ayaa dul taagan Taiwan.

    Halka Ciidamada Badda Shiinuhu haystaan Laba Markab oo qura.

    Maraykanku waa Dalka kaliya ee 24-saac ku hawlgelin kara Ciidamadiisa Afarta jiho ee caalamka oo aan ubaahnayn Ciidan uu daabulo.

    Koonfurta Kuuriya,waxaa ku sugan 50-kun oo Ciidan Maraykan ah,kuwaasoo ka difaaca Waqooyiga Kuuriya.

    Halka Japan ay fadhiyaan 90-kun oo ka ilaalinaya Shiinaha.

    Italy iyo Germany,ayuu ku leeyahay Saldhigyo,waxaana Madaxyo Niyukleer uyaalaan Poland.

    Bariga Dhexe,gaar ahaan Qatar iyo Sacuudiga,waxaa fadhiya Ciidamo awood uleh in ay ku hawlgalaan Niyukleer.

    Maraykanku waa Quwad ay kaliya loolami jirtay tii Midowga Soofiyeedka ee hada noqotay taariikh laga sheekeeyo.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1645539370764578818?t=v_zd4LO-Z-Vc0UWtOpdAeA&s=19

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.