Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa kala socotaa Saamaynta Caalamka Ee Maraykanka?
    Somalia

    Maxaa kala socotaa Saamaynta Caalamka Ee Maraykanka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 11, 2023No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maraykanku waa Quwad caalamku wada leeyahay hadana gaar loo leeyahay.

    Kala danbaynta caalamka,waxuu uyahay muhiim,marka la qiimeeyo..

    B.Ilaalinta Dimuqraadiyada.
    T.Ilaalinta Shuruucda caalamiga ah.
    J.Ilaalinta Xuquuqda Bini’aadamka.

    Awoodaha saamaynta Maraykanka ee caalamka sii bimiya waxaa kaloo ka mid ah…

    1.Nidaamkiisa hab maamul oo lawada qaatay (Dimuqraadiyada).

    2.Luuqadiisa oo lawada isticmaalo.(English)

    3.Dhaqankiisa oo ah Filimadiisa.(Holly Wood)

    4.Cuntadiisa oo caalami (KFC iyo MCDonalds)

    5.Tiknoolajiyada (Google iyo Microsoft)

    6. Milleteri ahaan oo uu yahay Dalka leh awooda Ciidan ee Gees walba oo caalamka ah ku hawlgelin kara Saacado.

    7.Deeq bixiyaha ugu weyn caalamka waa USAID.

    Maraykanku waa dhaqaalaha ugu xooga badan caalamka,waxaana Dalkiisa ku yaala hay’adaha dhaqaalaha Aduunka maamula sida..

    1.IMF
    2.World Bank.
    3.WTC.

    Sidoo kale,waxuu leeyahay Lacagta sida caalamiga ah wax loogu kala iibsado loona kaydsado.

    Dhaqaalaha usoo xarooda Sanadkii,waxuu ka badan yahay baahida Dadkiisa,taasoo ka dhigaysa Qani.

    10-ka Qof oo caalamka ugu Taajirsan Sideed ka mid ah,ayaa Maraykan ah.

    Kanada,waa Isha ugu weyn ee wadarta guud Batroolka iyo Saliidda cayriin ee Maraykanka soo dhoofsado.

    Sannadkii hore 2022,61% Batroolka Maraykanka soo dhoofsado,waxuu ka yimid Kanada.

    Halka 61%,Saliidda Cayriin ee Maraykanku soo dhoofsaday laga keenay Kanada.

    Waxuu kaloo Maraykanku kasoo dhoofsadaa Saliida iyo Betroolka Wadamada kala ah….

    1.Mexico 10%
    2.Colombia 3%
    3.Saudi Arabia 6%
    4.Rusia 3%

    Maraykanka iyo saamayntiisa Wajiyada badan ee caalamka ma jiro Wadan buuxin kara oo lagu halayn karo.

    Dhanka kale Maraykanku,waxuu la micno yahay guud ahaan reer Galbeed.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.