Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ma dhabaa in Xasan Shiikh iyo Siciid Deni ka heshiiyeen khilaafkooda?
    Somalia

    Ma dhabaa in Xasan Shiikh iyo Siciid Deni ka heshiiyeen khilaafkooda?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 11, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    26-ka May,waxii ka danbeeya,waxaa Ra’isalwasaaraha Jamhuuriyada noqonaya Siciid Deni.

    Xasan Shiikh iyo Siciid Deni waa heshiiyeen sida xoguhu sheegayaan.

    Dowlada Imaaraadka Carabta,ayaa arinkan ka samaysay dhex-dhexaadin,sida wararku sheegayaan.

    Ergo uu dirsaday Xasan Shiikh,ayaa tagtay Imaaraadka oo la kulantay Deni iyo Dowlada Imaaraadka.

    Xasan iyo qorshihiisa?

    Xasan waxba waa udhaqaaqi waayeen gudo iyo dibad,taasina waxay ku kaliftay in uu jilbaha dhulka dhigo oo aqbalo wada noolaansho Siyaasadeed.

    Hal ujeedo,ayaa uqorshaysan Xasan,taasoo ah in uu Deni soo dhaafiyo Puntland.

    Deni iyo qorshihiisa?

    Deni,waxaa ka go’an in uu noqdo Madaxweynaha Fadaraalka 2026 mana hayso dhaqaale la’aan,waxuuse ubaahan yahay sii dhexgal Siyaasada Fadaraalka.

    Mudo xileedkiisii Madaxweynaha PL waa ka dhamaaday,sidaa daraadeed waa ufursad Siyaasadeed in uu uguuro Guri kale oo uu kusii hakado inta la gaarayo 2026.

    Xoguhu waxay sheegayaan marka la joogo May oo Puntland udhaqaaqdo Doorashada Golayaasha Deegaanka iyo Sadexda Xisbi in uu talada la wareegi doono Axmed Karaash Madaxweyne xigeenka,kaasoo dhamaystiraya 6-da Bilood ee mudo xileedka ka hartay.

    Doorashada Madaxweyne ee Puntland waxay uqabsoomi doontaa sidii dabiiciga ahayd oo Isimadu soo xuli doonaan Xildhibaanada.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.