Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Axmed Madoobe waxuu ogaaday Ninka badalaya in uu yahay Jen.Fartaag
    Somalia

    Faallo:-Axmed Madoobe waxuu ogaaday Ninka badalaya in uu yahay Jen.Fartaag

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 11, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wardoonka iyo Milleteriga Itoobiya,Siyaasiga ay uwadaan Jubaland hogaaminteeda,waa Jeneralka.

    Sidoo kale Villa Somaliya,ayaa la og Itoobiyaanka qorshahaas.

    Kaliya,waxaa harsan in si rami ah ay u ogolaadaan Wardoonka iyo Milleteriga Kenya.

    Axmed,waxuu og yahay in uu wax ku noqday xarigii lagu xiray Itoobiya iyo heshiiskii Wardoonka Itoobiya ay kula galeen Hotel Giyoon Adis-ababa.

    Axmed,waxaa umuuqata,iyadoo 2024 la gaaray oo Ciidamada Itoobiya ee qaybta ka ah hawlgalka la dagaallanka argagixisada ay xoreeyeen Bu’aale laguna qabanayo doorashadii Madaxweynaha Jubaland.

    Kadibna uu qaadacay oo lagu tilmaamay hogaamiye kooxeed khatar ku ah amniga iyo kala danbaynta oo Ciidamada Kenya ee Kismaayo joogaa Hubka ka dhigeen.

    Caleentaadu markay Cirka kasoo dhacdo waa sida Axmed Madoobe oo kale.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.