Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Reer Baydhabo oo si weyn udhibsaday in Deegaankooda loo isticmaalo yaboohsi Abaareed
    Somalia

    Reer Baydhabo oo si weyn udhibsaday in Deegaankooda loo isticmaalo yaboohsi Abaareed

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 12, 2023Updated:April 12, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Reer Baydhabo si weyn ayay uga xumaadeen in Deegaankooda loo isticmaalo yaboohsi Abaareed.

    Falcelin xoog badan ayay ka sameeyeen Sawirkan iyo kuwo kale oo loo isticmaalay gurmadka Abaaraha.

    Xoghayaha guud imaanshihiisa Somaliya fursadaha looga faa’idaysanayo,waxaa ugu horeeya Abaaraha oo loo samaynayo dacaayado caalamka looga raadinayo dhaqaale.

    2400-Milyan oo dolar ayay Qaramada Midoobey codsatay in lagu taageero si ay wax uga qabato Abaaraha.

    Lacagtaas Qaramada Midoobey,waxay la haraysaa $600-Milyan oo Adeeg loo isticmaali doono.

    Waxaa xusid mudan in Labadii Bilood ee ugu danbeeyay Baydhabo uusan Roobku ka qaadin,isla markaana muuqaaladii Saxaafadu soo gudbisay ay Waji gabax ku noqdeen Abaartii iyo Macaluushii la sheegay.

    Gaynta la geeyay Xoghayaha guud Baydhabo waxay ahayd khalad marka laga duulayo buunbuuninta Abaarta.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.