Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xisbiyada Siyaasada Puntland oo laga badinayo tirada qoran
    Somalia

    Xisbiyada Siyaasada Puntland oo laga badinayo tirada qoran

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 12, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xisbiyada Siyaasada Puntland oo sharciyan ay qoran in ay yihiin Sadex,ayaa lagu darayaa Labo lagana dhigayaa 5-Xisbi.

    Dhawaan,ayaa loo gudbinayaa Baarlamaanka si ay u ansixiyaan wax ka badalkaas.

    Cadaadis ka yimid Siyaasiyiinta kasoo horjeeda Dimuqraadiyaynta,ayaa sababay in wax laga badalo Sadexda Xisbi.

    Doorashada Golayaasha Deegaanka Puntland ee dhici doona 25/5-Aad,ayaa,waxaa kusoo bixi doona Xisbiyada jaangoyn doona Siyaasada Puntland.

    Haatan Olalihii oo bilow ah,ayaa muujinaya in Ururka Mideeye hogaaminayo kalsoonida Bulshada.

    400-kun oo Qof,ayaa udiyaarsan in ay Codkooda dhiibtaan guud ahaan Puntland.

    Waa taariikh ay samaynayso Puntland xili xasaasiya.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.