Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Safiirka Shiinaha oo si yasmo iyo jees-jees ah ugu jawaabay Somaliland
    Somalia

    Safiirka Shiinaha oo si yasmo iyo jees-jees ah ugu jawaabay Somaliland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 13, 2023Updated:April 13, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Danjiraha Dalka Shiinaha u fadhiya Somaliya oo ka jawaabay qoraalkii ay saacado ka hor Somaliland ku garab isaagatay Taiwan,ayaa yiri in Somaliland ay iska xar xariiqatay soohdin iyo xad aan jirin.

    Somaliland,ayaa dalka Shiinaha ku eedaysay in uu weerar ku yahay Taiwan.

    War ay Wasaaradda Arrimaha Dibaddu ku baahisay barteeda Twitter ka ayaa lagu sheegay in Shiinuhu u wado duullaan ka dhana Taiwan oo la qaddiyada Somaliland.

    Qoraalka ayaa sidoo kale lagu xusay in ay Somaliland garab taagan tahay Taiwan oo ah dal Dimuqraadiya.

     

     

    “Dadka garaadka lihi Guryaha dhexdooda xuduudo kama samaystaan”Ayuu yiri Safiirku.

    Waa hadal adag oo lagu tilmaami karo jawaabtii ugu kululayd ee ka timaada Diblomaasi.

    Maamulka Somaliland,ayuu waji gabax iyo bahdil ku tahay jawaabtan ka timid mid ka mid ah Wadamada ugu awooda badan Caalamka.

     

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.