Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa kala socotaa Shirkada la wareegaysa Adeega Badeecadaha PL iyo Dubai Ee Qoyska Deni?
    Somalia

    Maxaa kala socotaa Shirkada la wareegaysa Adeega Badeecadaha PL iyo Dubai Ee Qoyska Deni?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 15, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kulankii Cashada ahaa ee ka dhacay Dubai,waxuu ahaa mid lagu yagleelay Shirkad cusub oo ay wada leeyihiin Qoyska Madaxweyne Deni iyo DPWorld.

    Shirkadaas,waxay maamulaysaa oo hoos tagaya dhamaan badeecadaha ka imaanaya Imaaraadka iyo kuwa ka tagaya Puntland.

    Waxay ku mataanaysan tahay Shirkadaas mida weyn ee DP World.

    Shirkadan,waxay meesha ka saaraysaa Dadkii reer PL ee ka shaqaysan jiray kala gudbinta Badeecadaha haday noqon lahayd kiraynta Gaadiidka,soo dhamaynta Waraaqaha IWM.

    Madaxweyne Deni oo isticmaalaya Awooda Dowladnimo,waxuu horay ula wareegay…

    1.Adeegii Ciidamada Badda.
    2.Garoonka Diyaaradaha iyo Hotelka Five Star.
    3.Adeega Shirkada balaarinaysa Dekeda Bosaso.
    4.Korontada Bosaso.
    5.Marti-soor Hotel oo uu ku khasbay in 10% laga iibsho,maadaama Dowladu ka mid tahay macaamiisha.
    6.Dekeda Garacad oo ku khasbay in laga iibsho 20-Saami oo udhigma $2-Milyan.

    Deni,waxaa lagu tilmaamaa Madaxweynihii ugu adeegsiga badnaa awooda danihiisa gaarka ah Taariikhda PL.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.