Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Deni iyo Xasan oo lagdin Siyaasadeed isla gaadaya?!!
    Somalia

    Deni iyo Xasan oo lagdin Siyaasadeed isla gaadaya?!!

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 15, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sida wararku sheegayaan Deni Adis,ayuu soo gaaray.

    Xasan,waxuu rabaa Bisha May in Shirka Madasha Qaranka uu Deni kala soo qaybgalo,kaasoo muhiimad gaar ah uleh…

    1.Dayn cafinta waa umuhiim.
    2.Shidaal baarista waa umuhiim.
    3.Kalluumaysiga waa umuhiim.
    4.Dagaalka argagixisada waa umuhiim.
    5.Qaadista cunaqabataynta waa umuhiim.
    6.Qabyo tirka Dastuurka waa umuhiim.

    Xasan,waxuu hoos kala wataa Geelle in Agoosto Ra’isalwasaaraha laga dhigo Nin kasoo jeeda Beesha Isaaq.

    Ka hor Agoosto in la qabto Shirka Madasha oo Deni laga helo Saxiixyada loo baahan yahay,waa aragtida laystusay.

    Hadba kii ku hormara fulinta wada hadalkii Imaaraadku damaanadqaadka ka ahaa,ayaa hor dhimanaya Labadooda.

    Deni haduu Ilduufo oo uu kasoo qaybgalo Shirkaas,isla markaana saxiixo Qodobadaas,isagaa istoogtay Siyaasiyan.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.