Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Maxaa udanbeeyay dagaalka Labada Askari Ee Sudan?
    Somalia

    Video:-Maxaa udanbeeyay dagaalka Labada Askari Ee Sudan?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 17, 2023Updated:April 17, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamada Milleteriga Sudan,ayaa sii wada duqeymaha ay ku hayaan Saldhigyada ay joogaan kuwa RSF.

    Wararka,ayaa sheegaya in Ciidamada Burhani ay u muuqdaa kuwa ka awood roonaanaya Ciidamada loo yaqaan Gurmadka deg-dega ee Hamdetti .

    War usoo saaray Hamdeti,ayuu ugu baaqay BC in ay cadaadis ku saarto Jen.Burhan in uu joojiyo dukhaymaha uu ku hayo Shacabka iyo xarumaha Adeega Dowlada.

    Dhanka kale Jen.Burhan,ayaa sheegay in Ciidanka Sudan ay soo celinayaan kala danbaynta,isla markaana meesha ka saarayaan Maleeshiyaadka kasoo horjeeda nidaamka.

    Maalinkii Sadexaad,ayuu galay dagaalka Sudan ee udhaxeeya Labada Ciidan,iyadoo ay ku naf waayeen ku dhawaad 100 Qof.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.