Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa ka jira in Ciidamada Maraykanka laga soo saarayo Somaliya?
    Somalia

    Maxaa ka jira in Ciidamada Maraykanka laga soo saarayo Somaliya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 18, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Afhayeenka Kongareeska Maraykanka iyo koox Xisbigiisa Republican ah,ayaa abaabulay Mooshin looga soo saarayo Ciidamada Maraykanka Somaliya.

    Mooshinkaas intuusanba soo gaarin Aqalka,waxaa ku kala qaybsamay Republican gudihiisa oo diiday.

    Kooxda soo abaabushay Mooshinkan,waxay daba socdaan go’aankii hore eeTrump uu uga soo saaray Ciidamada Somaliya,iyagoo fashilinaya qorshaha Biden.

    Balse Republican gudihiisa ayay ka gadmi wayday arinkan,waxayna u arkeen in soo saarista Ciidanka ay tahay khalad Siyaasi oo ka hor imaanaya danaha Maraykanka.

    Ciidamo door ah oo Maraykan ah,ayaa gudaha Somaliya ka hawlgala,iyagoo qayb weyn ka ah la dagaallanka argagixisada.

    Dhanka kale xiligan oo loolan uga imaanayo Shiinaha saamayntiisa kuma haboona Maraykanku in uu ubaneeyo Wadan Somaliya oo kale ah oo leh muhiimado waa weyn.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.