Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muxuu ka dhigan yahay Warka BC kasoo saartay colaada Laascaanood?
    Somalia

    Muxuu ka dhigan yahay Warka BC kasoo saartay colaada Laascaanood?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 18, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    BC oo ka kooban 15-Wadan,ayaa soo saartay War ku saabsan colaada LC.

    Muhiimada Warka BC,ayaa ahaa..

    1.Muuse Biixi in uu qaato soo jeedinta ah in Ciidankiisa uu kala baxo LC iyo Aageeda.

    2.In dhanka Sool ay ixtiraamaan Xabad joojinta.

    3.In guud ahaan laga shaqeeyo xasiloonida.

    4.In la fududeeyo oo la dadajiyo gar-gaarka bini’aadantinimo.

    Muuse muxuu waayay?

    B.Eediisii ahayd in PL ay qayb ka tahay dagaalka oo laga soo qaaday waxba kama jiraan.

    T.Sool in ay hoos timaado Maamulkiisa oo la macno tiray.

    J.Wax la yiraahdo Jamhuuriyada SL oo leh Xuduud mudan in la ixtiraamo.

    X.Dagaalka LC in uu yahay mid udhaxeeya Beel waxtirsanaysa iyo maamulkeeda.

    Sool maxay lumisay?

    B.In Muuse loo qabto xili go’an oo uu kaga baxo Gooja-cade.

    T.In Muuse si Wadajir ah looga qaado talaabo adag.

    J.In maamul la yiraahdo SSC BC aqoonsato.

    Uk maxay lumisay ama heshay?

    B.In aan Muuse talaabo adag oo ka dhan ah la qaadan way ku guulaysatay.

    T.In wax laga badelo Erayada qaarkood oo loo isticmaalayay Warka BC,way ku guulaysatay.

    J.In Cabdi Madoobe Ciidankiisa loo aqoonsado Shabaab,waa ku guul daraysatay in lagu daro warka.

    X.In Shabaab Ciidan ah joogay ama maray Habeeno LC waa ku guuldaraysatay in lagu daro Warka.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.