Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Musuqa Xasan Sh iyo Qoyskiisa oo sababay fashilka ku yimid Dayn cafintii iyo Kabkii Miisaaniyada
    Somalia

    Musuqa Xasan Sh iyo Qoyskiisa oo sababay fashilka ku yimid Dayn cafintii iyo Kabkii Miisaaniyada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 18, 2023Updated:April 18, 2023No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    1.Safarada faraha badan ee Madaxweynaha.

    2.Ilihii Dhaqaalaha ee Muqdisho oo loo dhiibay Shaqsiyaad iyo Shirkado ay wataan Qoysaska Madaxweyne Xasan.

    3.Musuqa xad dhaafka ah ee galay Qaadkii,Dhulkii Dowlada iyo Mashaariicdii deeqaha.

    Arimahaas,waxay saamayn ku yeesheen Miisaaniyadii Dowlada,barnaamijkii socday ee Dayn cafinta iyo Kabidii caalaamka ka imaan jirtay.

    Tan iyo xiligii la doortay M.Xasan lama helin Kab Miisaaniyadeed marka laga reebo mid taalay oo Dowladii hore ka tagtay.

    Sida qorshuhu ahaa hadii wax ku socon lahaayeen Somaliya waxay soo gaari lahayd 15-kii Bishan April halkii ugu danbaysay ee lagu qiimayn lahaa in ay uqalanto siinta Dayn cusub,waase laga dib dhacay.

    Sida muuqata,waxaa dib usii dhici doona ku dhawaaqistii lagu shaacin lahaa Bisha Sep in Somaliya ay ka gudubtay Wadan gargaar oo ay ugudubtay Dal isku filan oo baahidiisa xaq uleh in uu Deyn ku xalisto sida Wadamada kale ee caalamka.

    Caalamka taageera Somaliya,waxuu og yahay xogaha musuqa ee toos utaabanaya Madaxweynaha iyo Qoyskiisa,waana mida keentay niyad jabka.

    Wax fudud ma’ahan in hogaamiyaha Dalka ugu sareeya lagu hayo cadaymo xatooyo Xoolo Dadweyne.

    Markii la qiimeeyo dhawr arimood,waxaa la oran karaa Somaliya mudo xileed 4-Sano ah oo macno uyeelan lahaa,ayaa ka khasaaray..

    B.Madaxweynaha musuqiisa.
    T.Madaxweynaha Qabyaaladiisa.
    J.Madaxweynaha hanyaridiisa.
    X.Madaxweynaha Aragti gaabnidiisa.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.