Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Warbixin xasaasiya oo ay kasoo saartay Amnesty International colaada Laascaanood
    Somalia

    Warbixin xasaasiya oo ay kasoo saartay Amnesty International colaada Laascaanood

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 20, 2023Updated:April 20, 2023No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Amnesty International baaritaanka ay ku samaysay colaada Laascaanood ayay ku ogaatay in Tobanaan qof oo rayid ah ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen dagaalka iyo Ciidamada Somaliland ay duqaymo aan loo meel dayin ku garaaceen magaalada oo ay waxyeelo u gaysteen Isbitaalo,Dugsiyo iyo Masaajido,iyagoo barakiciyay Tobanaan kun oo Qof.

    Waa warbixin faahfaahsan oo si qoto dheer loosoo ururshay,waxayna cadayn utahay xasuuqa ka dhacay Laascaanood.

    Wax fudud ma’ahan in Amnesty International
    Ay kasoo baxdo warbixintan oo kale,waana mud keeni doonta in laysa soo taago Maxkamad caalamiya oo laysku soo oogo Danbiyo dagaal.

    “More than 100 people have been killed and over 600 injured including dozens of civilians amid fighting between Somaliland security forces and armed fighters affiliated with the Dhulbahante clan in Las Anod, Amnesty International said today, as it shares findings that Somaliland security forces indiscriminately shelled the town, damaging hospitals, schools and mosques, killing and injuring civilians, and displacing tens of thousands of people.

    Humanitarian groups reported that between 154,000 to 203,000 people were displaced to neighboring towns and villages, while some crossed the border to Ethiopia. They are now in need of urgent humanitarian assistance. Those worst affected are women, children, and older people.

    From 6 February to 6 March, Amnesty International interviewed 37 people in Las Anod, including victims, victims’ relatives, witnesses, doctors, and humanitarian workers. The organization also analyzed casualty numbers from five local hospitals in Las Anod, and reports from the media, NGOs and the Somaliland government”.

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.