Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Deegaamada Puntland oo si weyn looga ciiday
    Somalia

    Video:-Deegaamada Puntland oo si weyn looga ciiday

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 21, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garoowe: 21 April 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo ay weheliyaan Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl, ayaa Shacabweynaha Caasimada Garoowe salaadii Ciidul Fidriga Kula tukaday Garoonka Kubadda Cagta ee Mire Awaare.

    “Waxaan ugu hambalyeeynaya Bulshada farxada Ciida, Anigoo alle ka baryaya in uu inaga aqbalo Acmaashii wanaagsaneyd ee aynu soo gudanay Bishii Ramadaan.” Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni.

    Munaasabadda Oogista Salaadda Ciidul Fidriga waxaa ka qeybgalay Goleyaasha Dowladda, Dhaqanka, Maamulka Gobolka Nugaal, Kan Degmada Garoowe, Saraakiisha Ciidanka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan Caasimada .

    CIID WANAAGSAN,

    = DHAMMAAD =
    XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.