Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa udanbeeyay dagaalka Sudan Ee Todobaadka jirsaday?
    Somalia

    Maxaa udanbeeyay dagaalka Sudan Ee Todobaadka jirsaday?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 22, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa la karbaashay hogaamiyaha Janjawii oo waxaa lagu ciilay Diyaarado iyo Taangiyo.

    Saadkii,isgaarsiintii iyo Tiknikadii,ayaa laga burburiyay Maleeshiyada RSF.

    Haatan gurmad Saad ah oo ay ku jiraan Lidka Diyaaradaha iyo Taangiyada,ayaa uga yimid Jen.Xaftarka Liibiya.

    Ciidamada Milleterigu waa awood badan yihiin umana baahna taageero Ciidan iyo Saad toona.

    Afar jeer oo ay burburtay Xabad joojin la abaabulay,waxaa jabiyay Ciidanka Milleteriga oo aan rabin wada hadal,waxayna aaminsan yihiin in ay ka adag yihiin RSF oo ay soo afjarayaan.

    Dagaalkan waa mid istiraatiiji…

    1.Maraykanku,waxuu gubayaa maalgelinta daynta ah ee Shiinaha oo dhan $6- Bilyan.

    2.Ruushku,waxuu guranayaa Dahabka Sudan,isagoo ugu badala Qamadi iyo Hub.

    3.Imaaraadku,waxuu rabaa in uu la wareego oo dhismaheeda bilaabo Dekeda Sudan.

    4.Sacuudigu,waxuu ka cabsi qabaa Islaamiyiinta.

    5.Masar dhan walba waa umuhiim Sudan,waxaana ka go’an Kursi ku haynta Burhan.

    Dhamaan arimahaas Shacabka Sudan wax dan u ah kuma jiraan,waxaana Xuduuda Chad ka gudubtay 20-kun oo Qof.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.