Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Sacuudigu ma waxuu isku dhiibay Quwadii loolanku kala dhaxeeyay Ee Iran?
    Somalia

    Sacuudigu ma waxuu isku dhiibay Quwadii loolanku kala dhaxeeyay Ee Iran?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 22, 2023Updated:April 22, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    MBS,waxuu ku khasbanaaday in uu aqbalo guusha Shiicada ee Bariga Dhexe.

    Si walba oo uu ugu dadaalay in uu kula loolamo Shiicada awooda Gobolka,isagoo kaashanaya Gaashaanbuurtiisa waxay umuuqataa in uu ku fashilmay Sacuudigu.

    Dagaalka Yemen,waa tusaale muuqda oo lasoo qaadan karo.

    Maraykanka oo ah xulufada ugu weyn Sacuudiga ee dhanka amaanka,waa ka gaabsaday in uu door muuqda ka galo dagaalka Yemen.

    Waxuu ciyaarayaa Maraykanku Siyaasad Laba Wajiilayn ah oo Muslimiinta Bariga Dhexe ah,taasoo uu ka faa’idayo..

    B.Lacag badan oo Sacuudigu Hub kaga iibsado.

    T.Isku mashquulin Shiicada iyo Sunniyiinta.

    Maraykanku,waxuu ku joogaa dhanka Amaanka Dalal Goboleedka Aasiya iyo Yurub Siyaasad isku xuuxin ah..

    B.Yurub,waxuu ku bajiyaa Ruushkaan idinka difaacayaa,hadii kale waa idin liqayaa.

    T.Carabta Bariga Dhexe,waxuu ku bajiyaa Iran,ayaan idinka hayaa oo idin diiranaysa.

    J.Japan,S.Korea iyo Taiwan,waxuu ku maalaa Shiinaha baqdinta weyn ee ay ka qabaan.

    Inkastoo Maraykanku dilay isku-dubaridihii Maleeshiyaadka Shiicada ee Iraq,Siiriya,Yemen iyo Lumnaan Qaasim Sulaymaani,hadana marabo in loolanka Shiicada iyo Sunniga ee Bariga dhexe soo afjarmo.

    Sacuudigu,waxuu dareemayaa khatar weyn oo kusoo socota,isla markaana uusan waxba ka qaban karin.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.