Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Filibin ma isku maali kartaa Maraykanka iyo Shiinaha?
    Somalia

    Video:-Filibin ma isku maali kartaa Maraykanka iyo Shiinaha?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 22, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Manila,waxay rabtaa in ay Shiinaha la gasho wax lagu tilmaami karo “Guur khaldan”.

    Maalgelin gaaraysa 3-Bilyan oo Dayn ah ayay Shiine ka rabtaa,halka ay Badeeda muhiimka ah ay kusoo dhawaysay Maraykanka.

    Sagaal Saldhig oo Ciidamada Filibin leeyihiin ayay heshiis isticmaal kula gashay Maraykanka i

    Badda Filibin,ayaa muhiim u ah loolanka Gobolka,gaar ahaan xiisada Shiinaha iyo Maraykanka,waxayna ujirtaa Taiwan 1200-km oo qura.

    Madaxweynaha Filibin,waxuu ku casuman yahay Aqalka-cad,booqasho muhiimad sare leh.

    Halka Shiinuhu,isagoo ka jawaabaya dadaalka Maraykanka usoo diray Manilla wefti sare oo wada ballanqaadyo.

    Sida muuqata Maraykanku,waa kaga saamayn badan yahay taariikhiyan iyo xiliganba Shiinaha Dowlada iyo Shacabka Filibin.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Maalgelin gaaraysa 3-Bilyan oo Dayn ah ayay Shiine ka rabtaa,halka ay Badeeda muhiimka ah ay kusoo dhawaysay Maraykanka.

    Sagaal Saldhig oo Ciidamada Filibin leeyihiin ayay heshiis isticmaal kula gashay Maraykanka i

    Badda Filibin,ayaa muhiim u ah loolanka Gobolka,gaar ahaan… pic.twitter.com/4N0kCCXjuA

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) April 22, 2023

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.