Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay danta Dowlada Turkigu ka leedahay Somaliya?
    Somalia

    Maxay danta Dowlada Turkigu ka leedahay Somaliya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 22, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Somaliya 36-Wadan,ayaa Gacmaha kula jira.

    Mid walba,waxuu leeyahay dano ugaar ah oo sababay faragelintiisa,waxaa ku jira kuwo isku dano dhow oo isla hawlgala.

    Tusaale?

    Turkigu Somaliya,waxuu ka leeyahay dano dhaqaale iyo mid Ciidan…

    1.Ciidan ahaan in uu saamayn ku yeesho Dalkaas ku yaal marinka muhiimka ah oo uu hanto tababarada iyo Qalabaynta Ciidanka Somaliyed.

    2.In uu dhexgalo Wardoon ahaan Dalka oo saamayn ku yeesho Bulshada dhaqankeeda iyo hab fikirkeeda.

    3.In uu dhaqaale ka sameeyo sida…

    B.Dekedaha iyo Garoomada.
    T.Waxbarashada iyo Caafimaadka.
    J.Khayraadka Dabiiciga ah.
    X.Dulaalnimo.

    Kh.Mashaariicda

    Booqashadii Erdogan ee xiligii adkaa,ayaa quluubta Somalida hantay oo Turkigu kaga faa’idaystay fulinta in badan oo danihiisii ahaa.

    Sidoo kale,waxuu dhexgalay Madaxda Somalida oo kuwo badan,ayaa Guryo ka iibsaday,halka kuwa kale dhaqaale ku qarsadaan Bangiyadiisa,taasoo dhalisay in uu saamayn ku yeesho go’aamada ay gaarayaan.

    Waxay ku tilmaamaan Dadka la socda Siyaasadiisa in uusan ku faraxsanayn burburka Dowladnimo ee Somaliya.

    Balse ma dhiirigeliyo nidaamka Fadaraalka ah.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.