Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Sudan oo Todobaadkii Labaad galay
    Somalia

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Sudan oo Todobaadkii Labaad galay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 23, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dagaalkii Sudan,waxuu galay Todobaadkii Labaad,iyadoo ay ku naf waayeen 400-Qof ayna ku dhaawacmeen 3500-Qof.

    20-kun oo Qof,ayaa ka gudbay xuduuda Chad,iyadoo la filayo in tiradu gaarto 100-kun oo Qof.

    Korontadii iyo Biyihii,ayaa sii yaraanaya,waxaana xirmay inta badan Isbitaaladii,iyadoo ay hirgeli wayday Xabad joojintii ugu danbaysay ee Ciida.

    Safaaradii Maraykanka ee Sudan si kmg ah,ayaa loo xiray,waxaana laga saaray Diblomaasiyiintii iyo Qoysaskoodii.

    Faransiiska,Ingiriiska,Shiinaha,Sacuudiga,Urdun iyo Dalal kale,ayaa ku guda jira la bixida Dadkoodii ka joogay Sudan.

    Sidoo kale Ardayda ka kala timid daafaha caalamka ee ujoogay Waxbarashada Sudan qaybo ka mid ah,waxaa loo daad gureeyay Adis-ababa.

    Waxaa sii hoobanaya mid ka mid ah Wadamadii ugu macnaha badnaa Afrika,Carabta iyo Islaamka.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.