Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Puntland:-Talyayaasha Ciidamada iyo Agaasimayaasha oo isbadal lagu samaynayo
    Somalia

    Puntland:-Talyayaasha Ciidamada iyo Agaasimayaasha oo isbadal lagu samaynayo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 27, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Isbadal ku Aadan Agaasimayaasha Guud iyo Talyayaasha Daraawiishta iyo Booliska,ayaa dhacaya.

    Talyaha Daraawiishta Abshir London,waxaa lagu badalaya Talyaha Ilaalada Madaxtooyada xiligan Ninka ah.

    Sidoo kale Talyaha Booliska,waxaa lagu badalayaa Muxyidiin oo hada jooga la dagaallanka argagixisada.

    Agaasimayaasha Maaliyada,Caafimaadka,Waxbarashada,Duulista Hawada,Amniga,PHA iyo Arimaha gudaha,ayaa la filayaa in isbadalku ku dhaco.

    Isbadalkan,waa mid Olale doorasho ku saabsan oo Madaxtooyadu Ururkeeda taageero ugu raadinayso.

    Ugu badnaan Laba Todobaad gudahood in uu dhaco isbadalkaas ayay ubadan tahay.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.