Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maraykanka oo hor istaagay mudo kordhin loo sameeyo Ciidamada ATMIS Ee Somaliya
    Somalia

    Maraykanka oo hor istaagay mudo kordhin loo sameeyo Ciidamada ATMIS Ee Somaliya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 28, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shirkii hogaamiyayaasha Dowladaha ay Ciidamadu ka joogaan Somaliya ee Ugandha kusoo gabagaboobay,waxuu ahaa mid loogu quusgooyay Geelle iyo Musefeni.

    Shirkan,waxaa ka horeeyay kuwo hore oo looga xaajoonayay qorshaha looga saarayo Ciidamada Atmis Somaliya.

    Si cad,ayaa reer Galbeedku ugu sheegeen Xasan Shiikh in uusan dalban sii joogista Ciidamada Atmis oo la gaaray wakhtigii la saari lahaa.

    Maraykanku waxay usheegeen in ay Farmaajo Madaxweynihii hore kula galeen heshiis saarista Ciidamada Atmis,taa badalkeedana Somaliya loo dhisayo Ciidan Qaran lagana kabayo Miisaaniyadooda,sidaa daraadeed uu fuliyo heshiiskaas.

    Si walba ayay iskugu dayeen Madaxweynayaasha Jabuti iyo Uganda in ay helaan mudo dheeriya oo Ciidamadoodu sii joogaan Somaliya,waxaase si dadban uhor istaagay Maraykanka iyo Midowga Yurub.

    Sida la saadaalinayo Askariga ugu danbeeya ee Ciidamada Atmis ka tirsan,waxuu Somaliya ka bixi doonaa December 2024.

    Maraykanku,waxuu riixayaa in Somaliya Dowlad ay udhan tahay oo macno leh loo dhiso.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.