Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xamse waa nagu matali karaa kulanka Chatam House Ee London?
    Somalia

    Xamse waa nagu matali karaa kulanka Chatam House Ee London?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 29, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    London waxay Dowlada Somaliya kaga qaybgalaysaa kulan lagu qabanayo Chatam House.

    Xarunta Cilmi Baarista ee Chatham House,ayaa qabanaysa.

    Arrimaha Somaliya ee looga hadlayo,ayaa waxay kala yihiin..

    1.Amniga
    2.Siyaasadda.
    3.Bulshada

    Waa Machad saamayn ku leh Siyaasada,iyadoo ay kasoo qaybgeli doonaan ku dhawaad 20-Safiir iyo hay’ado caalami ah.

    Kulankan,waa ku matali karay Ra’isalwasaare Xamse Somaliya,halka Xasan isku marayo Kambala ilaa London.

    Waa nasiibdarro iyo bahdilaad Dastuur.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.