Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaad ka fahansan tahay qorshayaasha Chatam House?
    Somalia

    Maxaad ka fahansan tahay qorshayaasha Chatam House?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 29, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Chatam House waa Xarunta ay kasoo baxaan dhamaan fikradaha lagu burburiyo Dowladaha Islaamka.

    Inta badan hay’adaha,kooxaha iyo Sirdoonada dajiya Siyaasadaha ka dhanka ah Shucuubta Islaamka Diintooda iyo dhaqankooda wanaagsan,ayaa soo dhexmara oo ku hanuuniya Dadka ay isticmaalayaan.

    Gaar ahaan Somaliya waxyaabaha ka socda ee lagu burburinayo Dowladnimadeeda,midnimadeeda iyo Dhaqankeeda,waxay kasoo fulaan Chatam House..

    1.Argagixisada
    2.Colaadaha sokeeye
    3.Kala goynta Dalka
    4.Faafinta dhaqamada khaldan.
    5.Foolxumaynta Dowladnimada

    Waxaa la sheegaa in 30-Dhalinyaro gaaraysa oo Somaliyed laga soo maalgeliyay si dadban iyo si toos ah Chatam House,kuwaasoo Maanta ah Siyaasiyiin saamayn leh.

    M.Xasan,waxuu ka mid ahaa kuwii sida Dadban loo hanuuniyay oo loo maalgeliyay,isagoo ka shaqaynayay NGO-yada gudaha Dalka.

    Markale,ayaa Chatam House uruurinayaa macluumaad iyo qorshayaal cusub oo lagu burburinayo Somaliya.

    Chatam House,waxuu toos u hoos tagaa si qarsoon Sirdoonka Yuhuuda,waxaana la hawlgala kuwa Ingiriiska,Maraykanka iyo reer Galbeedka oo idil.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.