Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Qormada C.C Warsame waxaa macno tiray Qabyaalada ka dhex muuqata
    Somalia

    Faallo:-Qormada C.C Warsame waxaa macno tiray Qabyaalada ka dhex muuqata

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 29, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    CC Warsame,waxaa Qormadiisa macno tiray,markii uu Madaxweynaha kaliya ka dhigtay halyeey oo uu iska indho tirtay…

    1.Musuqiisa
    2.Eexdiisa
    3.Safaradiisa aan macnaha lahayn.
    4.Tixgelin la’aantiisa Dastuurka.
    5.Rabitaankiisa mudo kororsi.

    Fashilka saakay taagan Xasan lalama wadaago ee in uu ku dhiirado sheegida ayay ahayd oo aysan Qabyaaladu Indho tirin.

    Xasan,waxuu nabaray C.C.Warsame hankiisa iyo midabkiisa rasmiga ah.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.