Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dowlada Itoobiya oo ka hortagtay inqilaab ka dhici lahaa ismaamulka Amxaarada
    Somalia

    Dowlada Itoobiya oo ka hortagtay inqilaab ka dhici lahaa ismaamulka Amxaarada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 1, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Itoobiya, ayaa sheegtay inay xireen 47 qof oo isugu jira suxufiyiin, iyo dad u dhaq dhaqaaqa arrimaha bulshada.

    Sidoo kale dowladda, ayaa qabatay hub iyo walxaha qarxa, taaasoo lagu “fulin rabay fal argagixisanimo”, sida ay sheegtay, iyadoo la isku dayayey in la afgambiyo ismaamulka dhaca woqooyi dalka Itoobiya ee Amxaarada.

    Xarigga ayaa yimid maalmo, kadib markii sarkaal sare oo ka tirsan xisbiga talada haya ee Itoobiya, ay dabley hubaysan ay toogteen.

    Qaar ka mid ah dadka la xiray oo ay aqoonsadeen ciidamada ammaanka iyo sirdoonka ee dalka Itoobiya, ayaa hadda kahor la xiray, iyadoo sii deyntooda kadibna uu haatanna dhacay dilka.

    Dawladda federaalka Itoobiya, ayaa waxay ku dhawaaqday inay qaadayso ‘tallaabooyin adag’ oo ka dhan ah ‘xoogagga xagjirka ah’ ee is maamulka Amxaaradda, taasoo kicinaysa cabsida laga qabo inay horseedi karto in mar kale dalkaasi uu ka dhaco dagaal weyn.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.