Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xog:-Xasan Shiikh iyo qorshihiisa Canshuur kordhinta?
    Somalia

    Xog:-Xasan Shiikh iyo qorshihiisa Canshuur kordhinta?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 4, 2023Updated:May 4, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ganacsatada Muqdisho waxay wajahaysaa Canshuur dheeriya oo gaaraysa 100%500 oo uu dul saaray M.Xasan Shiikh.

    Ganacsatada Muqdisho waxay ku doodayaan in aysan macquul ahayn canshuurta intaas le’eg in la saaro.

    Ganacsatada Muqdisho waxay wax kasoo dhoofsadaan Suuqyo la mid ah kuwa ay kasoo dhoofsadaan Ganacsatada Puntland iyo Somaliland oo aysan saamaynayn Canshuurtan..

    Ganacsatada,ayaa ka wal-wal qabta in Macaamiishu uga wareegto PL iyo SL.

    Xasan oo cabashada Ganacsatada Muqdisho raba in uu qanciyo,ayaa qorshaynaya Shirka ugu horeeya ee Madasha in lagu mideeyo Canshuuraha guud ee Dalka.

    DG,ayuu uballan qaaday haday fuliyaan midaynta Canshuuraha in si siman loo qaybsan doono Deeqaha,loogana wada shaqayn doono dayn cafinta.

    Maamulada B iyo K Dalka maleh Garoomo iyo Dekedo marka laga reebo JL oo iyaduna aan ka helin dakhli macno leh.

    PL,ayaa ah Deegaanka ugu muhiimsan ee qorshahan fulintiisu ku xiran tahay,mana rabto in ay aqbasho hindisaha khaldan ee Xasan Dhaqaalaha ku doonayo.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.