Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya oo gaaray Garacad.
    Somalia

    Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya oo gaaray Garacad.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 5, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Safiirka Turkiga ee Soomaaliya , Ibraahim Mete Yagli ayaa gaaray deegaanka Garacad ee gobolka Mudug , waxaana si wayn loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha deegaanka Garacad.

    Maamulka deegaanka ,Madaxda shirkadda Wadaagsan iyo MaamulkaTTN ayaa ka qeyb galay soo dhaweynta danjire Ibrahim Mete Yagli.

    Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland oo uu hoggaaminayay Wasiirka Maaliyadda , Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa la socday wafdiga oo ka soo duulay magaalada Garoowe.

    Ujeedka socdaalka danjire Ibraahim Mete Yagli
    ayaa la sheegay inuu la xiriiro dhiirigelin maamulka shirkadda dhista dekedda ee TTN iyo shaqaalaha Turkiga ah.

    Hormarka ku yimid Wadatashiga ayaa soo jiitay indha caalamka.

     

    default

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.