Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Olalaha Ururada Ee Doorashooyinka Golayaasha oo si qurxoon uga socda Puntland
    Somalia

    Olalaha Ururada Ee Doorashooyinka Golayaasha oo si qurxoon uga socda Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 9, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Olalaha Ururada Doorashooyinka Golayaasha Deegaanka oo si habsami leh uga socda guud ahaan Puntland.

    Laga bilaabo Saaxo ilaa Qandala,waxaa ka socda Olalaha Doorashada.

    Shalay,waxaa usu soo vax balaaran samaystay Ururka Mideeye.

    Maanta Olale Awood badan,waxaa soo bandhigay Ururka KAAH.

    Ururadu waxay udhaqmeen si masuuliyad ah oo ay ku ilaalinayaan nidaamka iyo xeerarka.

    Halka Bulshada Puntland ay muujiyeen faham sare,ilbaxnimo iyo Dimuqraadiyad.

    Olale umuuqda si heer caalami ah,ayaa ka socda Puntland.

    Guud ahaan Geeska Afrika Dimuqraadiyada PL ka socota waxay utahay muhiim.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.