Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Deni iyo hormuudka dhaqanka iyo Siyaasada Mudug oo heshiiyay
    Somalia

    Madaxweyne Deni iyo hormuudka dhaqanka iyo Siyaasada Mudug oo heshiiyay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 13, 2023Updated:May 14, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Si buuxda ayay uheshiiyeen reer Mudug iyo Madaxweyne Deni.

    Markii koobaad,waxuu hoygiisa ku booqday Islaan Bashiir Islaan Cabdille,isagoo uga soo hoyday waxii kala gaaray xiligii doorashada.

    Kadib,waxuu la kulmay Labada Xildhibaan ee kala ah Fu’aad iyo Cawil,iyagana si dhamaystiran ayay uheshiiyeen.

    Kadib,waxuu la kulmay Nabadoonadii oo ay is afgarteen.

    Maanta Shirweyne,ayaa layskugu yimid,kaasoo lagu ducaystay oo lagu ballamay wada shaqayn iyo tushuush la’aan.

    Waxaa la oran karaa Mudug,waxay raacday Deni.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Si buuxda ayay uheshiiyeen reer Mudug iyo Madaxweyne Deni.

    Markii koobaad,waxuu hoygiisa ku booqday Islaan Bashiir Islaan Cabdille,isagoo uga soo hoyday waxii kala gaaray xiligii doorashada.

    Kadib,waxuu la kulmay Labada Xildhibaan ee kala ah Fu'aad iyo Cawil,iyagana si… pic.twitter.com/HF30S1idBr

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) May 13, 2023

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Khilaafkii Ceelka Qabooley Ee G.Mudug oo lasoo afjaray

    September 27, 2025

    Ku dhawaad Labaateenayo Xubno argagixisada ah oo lagu laayay Calmiskaad

    September 27, 2025

    Muxuu ku salaysan yahay socdaalka Madaxweyne Deni Ee Nayrobi?

    September 27, 2025
    Latest Posts

    Puntland Army killed more than 15 Terrorists Militant last two days

    Khilaafkii Ceelka Qabooley Ee G.Mudug oo lasoo afjaray

    Ku dhawaad Labaateenayo Xubno argagixisada ah oo lagu laayay Calmiskaad

    Muxuu ku salaysan yahay socdaalka Madaxweyne Deni Ee Nayrobi?

    Banaanbixii Muqdisho Ee Sabtida oo la baajiyay

    Ciidamada PL oo Ceelal hor leh ka sifeeyay argagixisada

    Trump oo markale ilhaameeyay Xasan Shiikh

    Faallo:-Dabka uga shidmay Xamar Xasan halkee la aadi doonaa?

    Wax badan ka ogow tagida Xasan Shiikh Ee Kismaayo

    Jubaland oo garab istaagtay mucaaradka Muqdisho.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.