Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Guddoomiyaha Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland Mudane Abdirisak Ahmed Said ayaa aallada fogaan araga internetka kala socda, sida ay Doorashadu uga socoto Guud ahaan Degmooyinka Dadweynaha Puntland saaka ka codeynayaan.