Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Deni oo qaabilay Xildhibaanka Somalida G.Ohio Ee Maraykanka
    Somalia

    Madaxweyne Deni oo qaabilay Xildhibaanka Somalida G.Ohio Ee Maraykanka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 27, 2023Updated:May 27, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Boosaaso: 27 May 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay Xildhibaan
    Ismaaciil Cali Maxamed oo kamid ah Xildhibaanada Gobolka Ohio ee Dalka Maraykanka iyo wafdi uu hoggaaminayo oo uu kujiro Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaalida Gobolka Ohio Mudane Cabdi Aaden Geesay.

    Xildhibaanka ayaa ka mid ahaa korjoogtada u timi Doorashadii Goleyaasha Deegaanka Puntland ee qabsoomtay 25-kii May, wuxuuna maalintii Doorashada booqday goobaha codeynta isagoo kormeeray sida habsamida leh ee Doorashadu u socotay.

    Waxaa kulanka Madaxweynaha kala qeybgalay Xildhibaan Maxamed Ismaaciil Maxamed (Siibad) oo ka mid ah Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Ahna Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Mustaqbal, Wasiiro ka tirsan Dowladda, La-taliyeyaal Madaxweyne, Maamulka Gobolka Bari, kan Degmada Boosaaso, Saraakiil Madaxtooyo iyo marti sharaf kale.

    DHAMMAAD

    XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.