Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wakiilka QM maqaamka Muqdisho loogu soo dhaweeyay waxuu bahdil ku yahay Qaranimada Somaliya
    Somalia

    Wakiilka QM maqaamka Muqdisho loogu soo dhaweeyay waxuu bahdil ku yahay Qaranimada Somaliya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 6, 2023Updated:June 6, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa Wakiilka cusub Xoghayaha Guud ee Qaramada midoobey uqaabilsanaan doonta Somaliya.

    Maqaamka lagu soo dhaweeyay waa mid udhigma heer hogaamiye Waddan ama Mustacmarad.

    60-Sano kadib Somaliya weli waxay ku hoos jirtaa Gumaysi dadban,mana muuqato wakhti ay ka gudbayso.

    Muuqaalkan,wuxuu muujinayaa in Qaramada Midoobey ay Dalkan xukunto oo Dowlada rasmiga ah ay iyadu tahay…..

    Waxaa ujooga Ciidan ugaar ah oo ka Mushahaar iyo adeeg sareeya kuwa Somalida.

    Waxay leedahay Xarumo ugaar ah oo ka amni iyo adeeg fiican Villa Somaliya.

    Waxay leedahay go’aamo mararka qaar ka xoog badan kuwa Dowlada Somaliya ee magac uyaalka ah.

    Miisaaniyadooda iyo qorshayaashooda Wadan ayay leeyihiin Xaafiisyada Qaramada Midoobey ee Somaliya ku sugan.

    Wkiilka QM ee Somaliya,waxaa la siiya xogaha Wadanka 24-kii Saac,waxuuna ka heli og yahay Madaxweynaha Somaliya daqiiqad walba waxa socda.

    Dhaliisha ugu weyn,waxaa iska leh hogaamiyayaasha aan gaarsiisnayn in ay Ummad jiheeyaan ee Kursiga Villa Somaliya ku fariistay.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.