Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Ardayda Sool oo ka mid noqday ku dhawaad 30-ka Kun Ee ufariistay Imtixaanka PL
    Somalia

    Video:-Ardayda Sool oo ka mid noqday ku dhawaad 30-ka Kun Ee ufariistay Imtixaanka PL

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 10, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    3000 oo ka mid ah Ardayda ufariisatay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland,waa Ardaydii kasoo qaxday Laascaanood.

    Dowlada Puntlabd,ayaa usamaysay tixgelin gaar ah,waxaana looga dhigay Waxbarashada Lacag la’aan.

    Guud ahaan Ardayda reer Sool ee helay taageerada Dowlada Puntland,ayaa gaaraya 15000-Arday.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Ardayda Gobolka Sool oo Waxbarashada looga dhigay Lacag la’aan, waa 15,000 oo Ardey kuwaasi oo 3,000 oo ka mid ah maanta u fariisteen Imtixaanka waxayna qeyb ka yihiin
    22,626 Arday oo guud ahaan saaka u fariistay Imtixaanka sanadka ee Shahaadiga ah. pic.twitter.com/gtiIvVr8iB

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) June 10, 2023

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.