Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wasiirka Ganacsiga Fadaraalka oo ay ubadan tahay in xilka laga qaado
    Somalia

    Wasiirka Ganacsiga Fadaraalka oo ay ubadan tahay in xilka laga qaado

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 18, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxay ubadan tahay in Xilka laga qaado Wasiirka Ganacsiga Dowlada Fadaraalka Jibril Cabdirashiid.

    Waraysigii uu Bixiyay Wasiirku,waxuu Toosh khaldan ku ifiyay Dowlada iyo Barnaamijkeedii musuq maasuqa ay sheegto in ay kula dagaallamayso.

    Waraysiga,ayaa noqday mid Caawa buuq iyo Jah wareer kuriday Laamaha Dowlada iyo Daacad nimadooda gaar ahaan markay timaado Musuq maasuqa.

    Villa Somaliya waxay u aragta in sigaar ah meeshii Wasiirka ay bulshadu eegi lahayd in Indhaha Shacabku ay kusoo jeesteen dhanka Qoyska Xasan Shiikh.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.