Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Taangiyo hor leh oo ku biiray difaaca Gobolka Sool
    Somalia

    Taangiyo hor leh oo ku biiray difaaca Gobolka Sool

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 12, 2023Updated:August 12, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ugu yaraan 7000-Askari iyo ku dhawaad 300 oo Gawaarida dagaalka oo ay ku jiraan 7-Taangi,ayaa heegan ku ah.

    Waxaa haatan ku biiray Taangiyadii ugu danbeeyay ee lasoo kiciyay,kuwaasoo Cillad Farsamo ugu dayacnaa Gobolka Cayn,waxaana soo kiciyay Farsamo yaqaano reer Mudug ah.

    Sool waxay ka heshay guud ahaan Gobollada kale ee PL hiil buuxa oo dhan walba leh.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Xaqiiqdii Difaaca Sool waa fadhiyaa Maanta.

    Ugu yaraan 7000-Askari iyo ku dhawaad 300 oo Gawaarida dagaalka oo ay ku jiraan 7-Taangi,ayaa heegan ku ah.

    Waxaa haatan ku biiray Taangiyadii ugu danbeeyay ee lasoo kiciyay.

    Sool waa difaacanaynaa.

    Jibril Qoobey. pic.twitter.com/rfqoLK01QF

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) August 12, 2023

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Khilaafkii Ceelka Qabooley Ee G.Mudug oo lasoo afjaray

    September 27, 2025

    Ku dhawaad Labaateenayo Xubno argagixisada ah oo lagu laayay Calmiskaad

    September 27, 2025

    Muxuu ku salaysan yahay socdaalka Madaxweyne Deni Ee Nayrobi?

    September 27, 2025
    Latest Posts

    Khilaafkii Ceelka Qabooley Ee G.Mudug oo lasoo afjaray

    Ku dhawaad Labaateenayo Xubno argagixisada ah oo lagu laayay Calmiskaad

    Muxuu ku salaysan yahay socdaalka Madaxweyne Deni Ee Nayrobi?

    Banaanbixii Muqdisho Ee Sabtida oo la baajiyay

    Ciidamada PL oo Ceelal hor leh ka sifeeyay argagixisada

    Trump oo markale ilhaameeyay Xasan Shiikh

    Faallo:-Dabka uga shidmay Xamar Xasan halkee la aadi doonaa?

    Wax badan ka ogow tagida Xasan Shiikh Ee Kismaayo

    Jubaland oo garab istaagtay mucaaradka Muqdisho.

    Xasan Shiikh oo dabin siyaasadeed ugu dhacay Mucaaradka Xamar

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.