Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Koboca Dhaqaalaha Shiinaha oo muujinaya hoos udhac weyn
    Somalia

    Koboca Dhaqaalaha Shiinaha oo muujinaya hoos udhac weyn

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 13, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shiinuhu,waxuu wajahayaa war aan wanaagsanayn oo ku saabsan koboca dhaqaalihiisa.

    Soo kabasha la’aanta haysata dhaqaalaha Shiinaha,kadib Covid-kii,ayaa ka imaanaysa…

    1.Maalgashiga gudaha ee Bangiyada Shiinaha ee Dowlada hoose oo dhibaato ka jirto.

    3.Wax iibsiga Dadka Shiinaha oo hooseeya.

    4.Maalgashiga dibada oo ku kalsoonaan waayay hogaaminta Madaxweynaha Shiinaha.

    12.5% koror ah,ayuu Sanadkan sameeyay dhaqaalaha Shiinaha,halka Sanadkii hore uu sameeyay 14.5%

    Waxaa kaloo hoos udhac ku yimid Alaabaha Shiinuhu udhoofiyo Maraykanka iyo Yurub.

    Warshadaha Shiinaha,ayaa mudo Sadex Sano ah markii koobaad macaamiushoodu hoos udhacday 0.3%,halka Maalgashadayaasha caalamiga ah 25-Sano kadib hooseeyaan.

    Waa war aan ufiicnayn dhaqaalaha caalamka ee Shiinuhu uyahay hormuudka Labaad marka laga soo tago Maraykanka.

    Markii Ganacsigu hoos udhaco,waxaa yaraanaya wax soo saarka Warshadaha,kadibna,waxaa lumaya shaqooyinka.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.