Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Deni oo kusoo laabanaya Garoowe, booqanaya Laascaanood
    Somalia

    Deni oo kusoo laabanaya Garoowe, booqanaya Laascaanood

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 3, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Puntland, Said Abdullahi Deni ayaa lagu wadaa in uu maalmaha dib ugu soo laabto caasimadda Puntland ee Garoowe, kaddib todobaadyo uu ku maqnaa socdaalka dalka dibeddiisa ah.

    Deni ayaa arrimo dhowr ah u tagay dalal ay kamid yihiin Itoobiya iyo Imaaraadka Carabta, waxaana hoos loo dhigay xogta safarkiisa qarsoodiga ah. Marka uu soo laabto, Madaxweyne Deni ayaa la filayaa in uu u socdaalo magaalada Laascaanood iyo deegaano kale oo katirsan gobalka Sool.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    March 14, 2026

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    March 14, 2026

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    March 14, 2026
    Latest Posts

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    UAE air defences engage 7 ballistic missiles, 27 UAVs

    Shipping through the Strait of Hormuz has collapsed amid the Middle East war.

    Xog:-Tirada Dadka ku dhintay dagaalka Iran iyo Maraykanka-Israa’iil

    Xog:-Khasaaraha nafeed ee ka dhashay dagaalka Iran?

    Stammer iyo Trump oo kawada hadlay dagaalka Iran

    Gujis Maraykanku leeyahay oo burburiyay Markab Ciidamada Badda Iran leeyihiin

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.