Ra’iisul wasaaraha UK Keir Starmer,ayaa maanta la hadlay Madaxweyne Trump.
Labada hogaamiye,ayaa kawada hadlay hawlgalka lagu qaaday Iran.
Sidoo kake,waxay kawada hadleen iskaashiga milatari ee UK iyo Mareykanka.
Wada hadalkan,ayaa yimid kadib markii Trump uu ku dhaleeceeyay Starmer in uusan wax ku filan ka samayn taageerada duqeymaha Mareykanka iyo Israa’iil ee Iran.
