Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Shabaab oo dib uqabsaday Daaru-nicma Ee Degmada Aadan-Yabaal
    Somalia

    Shabaab oo dib uqabsaday Daaru-nicma Ee Degmada Aadan-Yabaal

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 4, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Argagixisada Shabaab,ayaa weerar ay kusoo qaaday Deegaanka Daaru-nicma ku qabsatay,balse gurmad ka yimid Degmada Aadan-Yabaal,ayaa ka saaray markii danbe.

    Daarunicma oo ka tirsan Degmada Aadan-yabaal oo horay ayay Maleeshiyada Macawisley ee Dowladu abaabushay uga saareen argagixisada.

    Maalmo ka hor ayay ahayd markii ku dhawaad 700-Askari iyo Saraakiil door ah iyo Hubkoodii lagu xasuuqay Caws-weyne.

    Waa war aan wanaagsanayn oo aan farxadgelinayn Bulshada Somaliyed iyo tan caalamka.

    Xaqiiqdii,waa niyad jab kale oo ka hor yimid Olalaha la dhaliilay ee la dagaallanka argagixisada ee Xasan Sh.

    Ilaa iyo hada dagaalka argagixisada looga soo horjeedo ee guulaystay,waa kan daacada laga yahay ee Bulshada Hiiraan gashay.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.