Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Kulankii Xasan Shiikh iyo Beesha Xawaadle ee Maxaas oo fashilmay
    Somalia

    Kulankii Xasan Shiikh iyo Beesha Xawaadle ee Maxaas oo fashilmay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 4, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Cali Jeyte,ayaa kulan 4-saac socday oo aan loo kala kicin kula yeeshay Maxaas Xasan Shiikh Xalay.

    Shuruudo adag,ayaa la hor dhigay Xasan Shiikh,kuwaasoo kala ah….

    1.In Saldhiga Mareykanka ee Danab loo soo wareejiyo Maxaas.

    2.In Saanad Hub ah si deg deg ah Maxaas loogu keeno.

    3.In Mashruuca Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Maxaas iyo mashaariicda kale si deg deg ah loogu bilaabo.

    Qodobadan,ayaa reer Hiiraan shuruud uga dhigeen fulintoodu in ay noqoto itus oo itaabsii.

    Sida wararku sheegayaan Xasan,waa aqbali waayay Shuruudahaas,waana lagu kala kacay kulan kale oo Saakay mudo Laba Saac ah socday.

    Waa Waji gabax kale oo Xasan kasoo wajahay hogaamintiisa Wadanka marka laga soo tago dagaalka argagixisada fashilka uu kala kulmay.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.