Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xisbigii Shaqaalaha oo inqilaab uusan Dhiig ku daadan lagu kala furtay
    Somalia

    Xisbigii Shaqaalaha oo inqilaab uusan Dhiig ku daadan lagu kala furtay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 9, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xisbiga Shaqaalaha oo ka mid ah Xisbiyada Puntland ee Siyaasada,ayaa inqilaab lagu kala qaaday.

    Golihii Dhexe ee Xisbiga,ayaa xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Cabdirashiid Sh.Maxamuud,waxayna kmg ahaan Xisbiga hogaamintiisii ay udhiibeen Gudoomiye xigeenkii.

    Sidoo kale,waxaa la badalay Xubintii ku matalaysay Gudiga Doorashada ee Gudoomiyihii Xilka laga qaaday uu horay umagacaabay.

    Sida xogo hoose ay sheegayaan maalmo kadib,waxaa la filayaa in Gudoomiye loo doorto Xil.Dhaashane.

    Xilka qaadista Gudoomiyaha,ayaa Golaha Dhexe ucuskadeen ku tagrifal awoodeed iyo lunsasho dhaqaale Xisbiga magaciisa lagu helay.

    Inqilaabkan,ayaa xogo hoose oo lagu kalsoonaan karo,waxay sheegayaan in ay isku bahaysteen Afhayeenka Baarlamaanka iyo Xil.Dhaashane.

    Xubinta Gudiga Doorashada ku matalaysa Xisbiga oo ah Gabar kasoo jeeda Sanaag,ayaa waxay xoguhu xaqiijinayaan in uu keensaday Gudoomiyaha Baarlamaanka Abwaan Jibril.

    Xisbiga Shaqaalaha,waxaa Aas-aasay oo la yimid PL Gudoomiyaha banaanka laga dhigay Cabdirashiid Sh.Maxamuud.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.