Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maamulka Dekeda Garacad oo ka hor yimid heshiis Dekeda Deni ugu wareejin lahaa Imaaraadka
    default
    Somalia

    Maamulka Dekeda Garacad oo ka hor yimid heshiis Dekeda Deni ugu wareejin lahaa Imaaraadka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 4, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sida aan xogta ku helay Maamulka Dekeda Garacad,ayaa looga yeeray Imaaraadka si ay usaxiixaan heshiis Saami looga siinayo Dekeda Shirkad Dalkaas laga leeyahay.

    Balse Maamulkii Dekeda Garacad ee loo yeeray way diideen in ay saxiixaan heshiiskaas,iyagoo shuruud uga dhigay ka hor Saxiixa in Shirkadu tagto Garacad oo ay gayso Qalabkeeda,Isla markaana bilowdo shaqada dhismaha Wadada.

    Dadaal badan oo uu sameeyay Deni oo uu xataa lasoo xiriiray Islaan Bashiir way usuuroobi wayday in heshiiskaas ay saxiixaan Maamulkii Dekeda Garacad ee Imaaraadka tagey.

    Sababta Maamulka Dekeda Garacad udiideen Saxiixa ee ay Shuruuda ugu xireen,ayaa lagu sheegay in ay shaki iyo kalsooni xumo weyn ka qabaan Imaaraatiyiinta,waxayna aaminsan yihiin in aysan Wado udhisayn ee kaliya ay Dekeda curyaaminayaan.

    Heshiiskan haduu hirgeli lahaa Madaxweyne Deni,waxuu ku heli lahaa $15-Milyan oo xuquuqul Qalin ah,Guri weyn oo Qasriya iyo Baabuur Raaxo,sida ay ii xaqiijiyeen Dad xog ogaal ah.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.