Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muxuu caalamku ka yiri dagaalka ka dhex qarxay Israa’iil iyo Falastiin?
    Somalia

    Muxuu caalamku ka yiri dagaalka ka dhex qarxay Israa’iil iyo Falastiin?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 7, 2023Updated:October 7, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dhowr Dal,ayaa ilaa iyo imika ka hadlay xiisada iyo dagaalka ee ka dhex aloosan Xamaas iyo Israa’iil.

    Mareykanka,ayaa cambaareeyay dagaalka, wuxuuna ku booriyay Labada dhinac in ay ka waantoobaan kala aargoosiga.

    https://twitter.com/HadiNasrallah/status/1710507014772634095?t=OCUYOuxu8VkJ5yOJgH4zkg&s=19

    Masar, oo inta badan dhex dhexaadisa Israel iyo mintidiinta Falastiin,ayaa Labada dhinac uga digtay cawaaqib xumada ka dhalan karta xiisadda hadda taagan.

    War qoraal ah oo ay soo saartay Wasaaradda arrimaha dibadda Masar,ayaa ku baaqday in la muujiyo is-xakameynta ugu badan iyo baahida loo qabo in la badbaadiyo dadka rayidka ah.

    Midowga Yurub iyo dhowr Waddan oo ah kuwa Qaaradda Yurub,ayaa sidoo kale cambaareeyay weerarka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.