Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay tahay ujeedada ka danbaysa in la fasaxo Ciidankii Eretereya ka yimid?
    Somalia

    Maxay tahay ujeedada ka danbaysa in la fasaxo Ciidankii Eretereya ka yimid?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 17, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidanka Eretereya kasoo laabtay,waxaa lagu sheegay 3400-Askari.

    Kala bar,waa Ciidankii Dowladii Farmaajo udirtay Eretereya,waana kuwa loo diray Bil nasasho ah lana siiyay min $200 oo lagu sheegay Mushahaarkooda.

    Ujeedka rasmiga ah ee loo fasaxay,waa hasoo noqonina oo laydinma baahna.

    Halka kala barka kale aan la fasixin oo aan xataa Magaalada lagu soo dayn,waana Ciidankii MW Xasan dirsaday oo laga soo qoray Beeshiisa.

    Xoga hoose,ayaa sheegaya in loo qorshaystay KG in lagaga tuuro MW Laftagareen Doorashada PL kadib,hadii Deni looga adkaado.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.