Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muxuu kala laabtay booqashadiisii Biden Bariga Dhexe?
    Somalia

    Muxuu kala laabtay booqashadiisii Biden Bariga Dhexe?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 19, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Biden,ayaa ka laabtay Israa’iil,waxa uuna kulan la qaatay Raysal Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu iyo Golihiisa Wasiirada iyo Qoysas intii uu joogay halkaas.

    Waxaa la baajiyay qorshe socdaal oo uu ku tagi lahaa Urdun oo uu kula kulmi lahaa Madax Carbeed.

    Socdaalka Bariga Dhexe ee Biden,ayaa la oran karaa guusha ugu weyn ee laga gaaray waa muujinta garab istaaga Maraykanka ee Israa’iil.

    Intii uu joogay Israa’iil Joe Biden,ayaa israa’iil ku qanciyay islamarkaana kula heshiiyay in gargaar xaddidan la gaarsiiyo Marinka Qasa.

    Biden,ayaa sheegay in Madaxweynaha Masar Cabdul-Fatax Al-sisi uu aqblay in la furo Marinka muhiimka ah ee Rafax si gargaar loo gaarsiiyo dadka reer Falastiin ee xaaladdu ku adagtahay.

    Maalintii Laba iyo tobnaad (12), oo duqeymo iyo go’doomin ay Qasa ku jirto waxaa ka dhashay dhibaato bini’aadannimo oo xaalad cakiran geliyay Qasa iyo dadka reer Falastiin.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.