Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Mucaaradka Kursi doonka ah Ee Puntland oo ay ka muuqato diciifnimo
    Somalia

    Mucaaradka Kursi doonka ah Ee Puntland oo ay ka muuqato diciifnimo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 27, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Afar Su’aalood,ayaa MW Deni usoo dhiibay xurmadle Boqor Burhaan markii ay kulmeen.

    Su’aalahaas,waxay ku socdeen Madasha Mucaaradka,waxayna kala ahaayeen…

    1. Hadii la waayo Doorasho ku dhacda 66 iyo 08 Jan 2024, maxaa qorshe Labaad idiin ah?

    2. Maxaa amaanka iyo midnimada Pl idiinka qorahaysan?

    3. Maxaa hortaagnaa in 24 sano lagu gaaro doorasho Qof iyo Cod ah?

    4.SSC KHAATUMO maxaa idiinka qorshaysan?

    Jawaabaha ay kasoo bixiyeen Madasha Mucaaradku uma qalmaan Su’aalahaas masiiriga ah,waxaana muuqata in aysan aragtiba udiyaarsanayn.

    Foolxumada ka muuqata Madasha Mucaaradka,aragti la’aanta iyo in uusan ku jirin Siyaasi la goos goosan kara Deni oo buuxin kara Indhaha Bulshada,waxay fursad unoqotay MW Deni iyo qorshihiisa.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.