Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Ma khakad baa in Kooxda Kubada Cagta PL loo diri waayo Xamar?
    Somalia

    Faallo:-Ma khakad baa in Kooxda Kubada Cagta PL loo diri waayo Xamar?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 28, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kubbad in aan wada ciyaarno iskadaaye Xamar xataa Dowladnimo masii wada wadaagi doono,waxaa la joogaa wakhtigii Somalidu ahaan lahayd Deris.

    Somalidu nidaam mawada yeelan karto,sidaa daraadeed hakala noolaato,waa aragtida ay ku kala badbaadi karto.

    Siyaasiyiinta saakay eeda uga dhigaya MW Deni in uu ka reebay Kooxda Kubbada Cagta PL Ciyaaraha Xamar,waxay muujiyeen in aysan gaarsiisnayn waxa socda.

    Nin Shaqo raadis ah oo raba in uu wax ku helo isdullayn iyo isdiciifin Puntland ma hogaaminayo.

    Waa in laga Shaqeeyaa in ay noqoto Qaramo kala Nool oo deris ah,sidaas ayay ku macno badan tahay.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.